Kooxda Liverpool oo lasoo wareegtay daaficii kooxda Bundesligaha ka dhisan ee Augsburg Ragnar Klavan

Xidigan heerka caalami ee reer  Estonia ayaa la keenay kooxda Liverpool si uu badal ugu noqdo Mamadou Sakho iyo Joe Gomez oo dhaawacyo ku maqan halka Tiago Ilori la sheegay inuu kusii jeedo kooxda Olumpics ee dalka Portugal.

Ciyaaryahanka 30 jirka ah ayaa waxay liverpool kulasoo wareegtay £4.2 Million Pound, waxaanuu kooxda u sexeexay heshiis 3 sannadood ah oo ku eeg ilaa xili ciyaareedka 2019/2020.