Kuuriyada woqooyi oo tijaabisay gantaalo cusub oo qaadi kara hubka sida xun wax u gumaada ee Nuclearka

Kuuriyada woqooyi oo tijaabisay gantaalo cusub oo qaadi kara hubka sida xun wax u gumaada ee Nuclearka, kaasoo sida la sheegay loogu tala galay in lagu burburiyo saldhigyada uu maraykanku ku leeyahay kuuriyada koonfureed.