Top News : Xaqiiqda Halku Salka ku hayo Xadhiga Wariye muniir Axmed Cigaal

Xaqiiqda Halku Salka ku hayo Xadhiga Wariye muniir Axmed Cigaal
21 July Waxa Ka Furmaya Degmada Qoryaale Shir ay Aayaheeda siyaasadeed kaga tashanayso beesha Abokor Axmed Baaruud
oo Ah beeshu Kasoo jeedo Wariye Muniir Axmed Cigal Shirka Beeshaas oo La isku qabtay Cida ma jaraha u haynaysa iyo doorka Siyaasiyiinta beesha.
Siyaasi La yidhaahdo siyaasi Axmed Xaji Maxamuud oo Gacan yare u ah Wasiirka hawlada guud Cali Mareexaan  Ayaa Contaract Ku qaatay inu beesha Abokor Axmed baaruud u Faruuryo Xidho Taageerada Mujahid Muse bixi Shirkaas oo Ka furmi Lahaa Degmada qoryaale Caasimadiisa Qoryaale Maalinta 21 July Khamiista Bari ah ayaaSiday Qorshaysteen Wasiir Cali iyo Gacan yarihiisu inu u Socdo u Muuqan Waayay Kadib Markay Ka Warheleen Odayaal iyo Wax Garad beesha Ka Tirsan oo Ka Maagan Faragalin dusha Kaga Timaada
isku Soo Wada Xooriyoo Sababta Ugu Wayn ee Lagu Xidhay Wariye Muniir Axmed Cigaal Ayaa Ah inuu Ka horyimi
Qorshahaas Wasiir Cali Mareexan ugu Faruuryo Xidhayo Taageerada Beeshaas.
Sida Kale inagoo Ka Warqabna in Wasiir Cali Mareexaan Ciidameeyay Shirkii Beesha Shanshacade
ee Kal Hore Tanoo Kale Kadib Markii Holdoorka beeshaasi ka Horyimaadeen Doonitaankii Wasiir
Cali Mareexaan ee Teegeero u Raadinta Mujaahid Muuse Biixi.

Soomaalnews /Hargeisa / Officecl