War Deg- Deg ah : Wasiir Cali Mareexaan oo Amar Ku bixiyay inaan Cidi Booqan Karin Wariye Wariye Muniir Axmed Cigaal

clWasiir Cali Mareexaan oo Amar Kusoo Rogay inaan La booqan Karin Wariye Muniir Axmed Cigaal oo Maalintii Labaad ku Xidhan Saldhiga Police ka ee Dagmada Ibrahim Koodbur ee Magaalada Hargeisa

Amarkan Cusub Ayaa imina Kadib Markii Wasiir Cali Mareexaan Diiday Saaka in Damaanad Lagu Sii daayo Wariye Muniir Axmed Cigaal