Madaxweyne Siilaanyaha Somaliland Oo Iminka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay + Muxuu Ka Yidhi Turkiga Iyo Xaalada Dalka Somaliland

????????????????????????????????????

siilanyo madax madaxwe madaxweyMadaxweyne Siilaanyo Oo Iminka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay + Muxuu Ka Yidhi Turkiga Iyo Xaalada Dalka Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo fasax mudo todobaad ah ugu maqnaa Wadanka Turkiga Ayaa dalka goor dhawayd dib ugu soo laabtay waxaana soo dhaweeyey masuliyiin ka tirsan xukuumada iyo Ciidanka Qaranka oo salaan sharaf siiyey
Goordhow la soco muuqaalka Madaxweynaha oo dhamaystiran