Shirka Awr-Boogays waxaa uu dhaymo u noqonkaraa Boogaha Somaliland

”Dhibatada gobaldasina waxay ahayd nabar iyo boog kutaalay Somaliland intii ay jirtayba, shirkani waxa u noqondoona mid Somaliland u boga dhaya ”Wasiir Maxamud Xashi waxaa uu noqon karaa bud-dhigahanabadaynta iyo horumarinta gobolada bariga Somaliland.”

Shir ay xukumada Somaliland iyo beelaha dega goboladaSool, Sanaag iyo Xaysimo ee 19/07/2016 ka furmay dagmadaAwr-boogay waxaa uu fure u yahay nabad, horumar iyo wadajirka ummada Somaliland. Intii ay Somaliland xornimada la soo noqotay deegamada bariga Somaliland waxaa ka jirtaytabasho iyo saluug wayn ay ka qaban wada lahanshiyahadalka, qaybsiga saamiga siyaasadeed iyo qaybinta dhaqalahSomaliland, mana ay suuro galin in arrinta tabasha si muglehloo saxal bixiyo.

 

Madaxwaynaha Somaliland Mudde Axamed MaxamedMaxamuud (Siilaanyo) malintii uu talada dalka la wareegaywaxaa uu gogol nabadeed u fidiyay guurdid, aqoonyahaynka, haweenka iyo siyaasiyinta deegamada bariga, ilaa malintaagogoshu way fidsanayd balse manta ayay yeelatay madalmuunadaysan.

 

Xukummadihii hore way awoodi kari waayeen in ay ka midhodhaliyaan nabad iyo horumar ay ka gaadhan gobolada bari islamarkaan way hanan kari waaye quluubta shacbigagoboladaas. Dhibatada gobaldasina waxay ahayd nabar iyoboog ku taalay Somaliland intii ay jirtayba, shirkani waxa u noqon doona mid Somaliland u

 

AfhayeenXisbigaKulmiyeUK

MaxamedCabdiAdam (Raambe)