Akhri:- Qunsulka Wadanka Turiga U Fadhiya Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Arin Farxad U Ah Shacabka Iyo Xukuumada Laf-Jabna Ku Ah Somalia.

Akhri:- Qunsulka Wadanka Turiga U Fadhiya Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Arin Farxad U Ah Shacabka Iyo Xukuumada Laf-Jabna Ku Ah Somalia. Qonsulka Wadanka Turkiga U Fadhiya somaliland oo warfidiyeenada kula hadlaayay magaalada hargaysa ee caasimada somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay somaliland siinayaan sharciga wadanka turkiga isagoona sheegay in fiisaha dal ku galka turkiga la siinayo shacabka iyo madaxda somaliland waxaana uu cadeeyay inay madaxda wadanka somaliland qaar ka mid ah ay qaateen fiisaha dalka turkiga

waxaana talaabadani noqonaysaa mid wax badan ku soo kordhisa dhinaca arimaha dibada ee somaliland waxaana laga yabaa in wadanka turkigu cilaaqaad dhow la yeeshaan somaliland taasina ay noqoto guul ay somaliland in badan u dhabar adaygayeen oo sugayeen.
Waxaana Arinkan Fisaha somaliland Lagu siinayo dal ku galka wadanka turkiga laf jab ku noqonayaa dawalada fadaraalka ah ee somaliya oo cilaaqad dhow uu markii hore turkigu la lahaa balse iminka laga yaabo inuu albaabada u laabo.
tur