Diyaarad ay leeyihiin Milatariga dalka hindiya oo la laayahaya

Diyaarad millatari oo ay leedahay dawladda Hindiya ayaa la waayay.

Diyaaradaas waxaa saarnaa 20 ruux waxaana lagu waayay Bengal sidaa waxaa BBC-da u xaqiijiyay Ciidammada Cirka eeHindiya.

Diyaaradda nooceeda ayaa lagu sheegay Antonov-32 oo nooca xamuulka qaada ah, waxay ka soo duushay Chennai oo Koonfurta Hindiya ah saacaddu markay ahayd 8:30 wakhtiga dalkaas.

Waxaa loo qorsheeyay in ay cago dhigato 11:30 subaxnimo markii ay saacaddu ahayd.

Hawlgal lagu baadi goobayo ayaa la bilaabay