War Deg Deg Ah:- Maydka Masuul Ka Tirsan Dowlada Federaalka Somaliya Oo Laga Dhex Helay Hotel Nairobi Ku Yaala + Waa Kuma

War Deg Deg Ah:- Maydka Masuul Ka Tirsan Dowlada Federaalka Somaliya Oo Laga Dhex Helay Hotel Nairobi Ku Yaala + Waa Kuma

War degdeg ah oo naga soo gaadhay magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya ayaa sheegaya in meydka ku-xigeenkii Xog-hayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha laga dhex helay hotel kuyaalo Magaalada Nairobi.

Xogta ayaa raacineyso in meydka marxuumka halkaas laga helay waxaana weli wax war ah kasoo saarin dowlada soomaaliya gaar ahaan xafiiska Ra’isulwasaaraha oo katirsanaa.

Waxa si dhab ah loo ogeyn geyrida axamed Yuusuf Aadam ku-xigeenkii Xog-hayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxaana wararka qaar sheegayan in dilkiisa kadanbeyso arimo siyaasadeed waa sida noo xaqiijiyeen mid kamid ah xildhibaanada dowlada soomaaliya oo magaciisa ka gaabsaday kuna sugan magaalada Nairobi.

Isku soo wada duub marxuunkan ayaa kamid ahaa shaqsiyaadka ugu shaqada badan xafiiska ra’isulwasaaraha soomaaliya waxaana lagu xasuusan donaa sidii oga qeyb qaatay howlaha xafiiska Ra’isulwasaaraha soomaaliya. break n