War Deg-Deg ah :-“Weerar lagu qaaday xarun laga adeegto oo ku Taal Dalka Germany(Daawo Sawirada)

Wararka Ka Imaanaya Magaalada Munich ee Dalka Germany ayaa Sheegaya In xarunta laga adeegto ee Lagu Magacaabo Munich’s Olympia-Centre ay ka Dhacday Toogasho aan la Garan ilaa hadda Cidda ka danbaysa.

xarunta laga adeegto ee Lagu Magacaabo Munich’s Olympia-Centre ayaa ah Xarun Laga adeegto oo ku taal Magaalada Munich ee dalka Germany waxaana la sheegayaa in ay Xarunta ku dhintayn Hal Ruux ayna a ku dhaawacmayn 10 kale oo isugu Jira Dadkii ka dukaameesanayay Xaruntaas Ganacsiga ah .

Booliska Magaalada Mucih ayaa sheegay in ay dhimashada ay ka badantahay Hal Ruux laakin waxay shegayn ilaa hadda in aysan Haynin cadayn ay ku cadayn karaan Tirada Dhimashada iyo dhaawaca ka Jira Xaruntaas Ganacsiga.

Magalada Munich ee Dalka Germany ayaa Galabta ah Magaalo Aad u Qasan Waxaana Laamiyada soo Gala Xarunta la weeraray ku Hareeraysan Gawaarida Booliska iyo Ciidan aad u badan oo ilalainaya Jawiga Goobta Mashaqada ka Dhacday.2 1 3 4 55 4 3 2 12