DEG-DEG :- Arin Mucjiso ah oo caawa lagu arkay MUQDISHO

dadka muqdisho kunool inbadan oo kamid ah wey baraxsan yahiin cawa ama wey arkagagaxsan yahiin qaar badan oo kamid ah masajidana muqdisho ayaa salaad ka socotaa kadib markii halmar bulshada eey aragtay Cirka qeybkamid ah oo gaduud ah fajac iyo kabo kacarar ayaa dhacay hase ahate waxan u shegayaa dadka ilaa hada argagaxsan in Leyrar waaweyn oo garoonka diyaradaha lagu xiray uu sabayay gaduudka daruuraha dowlada cawa dadka wey ka naxsatay laga yabe inbadan oo aan masajid gali jirin cawa ey galay naxdin owgeed ogu dambeyn hada waa la damiyay nalakii kadib markii la arkay masajid laga tukanayo.