Faysal Cali Waraabe Waa Loo Cadeeyay In Xisbiga UCID Lala Leeyahay.

Faizal Cal Waraabe xisbigii UCID kala dhinte tolkii garxajisna way kala dhaqaaqeen. Alla hortii wuxuu marayaa marxalad aad u xun oo hadaannu maryaha dhigan isagaa ku bura sida. Sowtan gartii Faizal lagu naqay ee loo sheegay in xisbiga lala leeyey oo aannu keligii lahayn.

Caqli xumo wuxuu ka qabo Faizal wuxuu yidhi waxba kama dhexeeyaan beesha Garxajis isaga oo ka cadhaysan shirkii masalaha ka dhacay een lagu soo casuumin. Faizal wuxuu weheshadaa warfbaahinta oo uu khafiifay oo kolba u yeedhaa si uu u hadlo hase yeeshee waa lagu qoslaa waannuu is ogyay. badanaa kii ka fikir duwaanada ee xisbiga Ucid ka tirsan ba wuxuu yidhaa waan ku

eryey.Meeshu ma dukaan uu leeyey baa. Cudurka uugu weyn ee Faizal hayaa waxa la yidhaa Ciro …..Dawana malaha ee waa kadeed naado weligiiba. Kaaga daran ee A/rahman Ciro way muuqataa in uu madaxweyne noqonayo haduu faizal juuq yidhaana jailka Mandheera liinta ku cabi doono.

Malaa xadhigaaba loo qaatay oo wuu ku nasan lahaa ileyn nafi kuma jirto e. Guntii iyo geba gabadii Faizal Cali Waraabe ha laga daayo microphone kan uu ku waashay Jailka Mandheerana meel ha looga sii baneeyo si uu isaga cibaadaysto.faysal-cali-waraabe1-1

Abmustafe123@gmail.com