Sawiro: Xiddigaha Manchester United Oo Didb Ugu Laabtay Tababarkoodii Kadib Guuladaradii Shalay

Tababaraha kooxda manchester united jose mourinho iyo xiddigihiisa oo dib ugu soo laabtay tababaraka kooxda kadib guuldaradii xanuunka badnayd ee ka soo gaadhay kooxda Dortmund.

Jose mourinho oo dhabarka loo saaray guuldaradii ugu horaysay ee waayihiisa manchester united ayaad mooday in uu tababar adag siinayo xiddigihiisa.