West Ham Oo Heshiis La Gaadhay Weeraryahan Ka Xamaasha Italy Kooxda Arsenal Ayay Ku Garaaceen

Gudoomiyaha kooxda West Ham United ee David Gold ayaa xaqiijiyay in ay heshiis la gareen weeraryahanka xulka qaranka colombia iyo kooxda  kooxda AC Milan ee Carlos Bacca.

Kooxda West Ham ayaa suuqa ugu jirta weeraryahan ay kooxda ku xoojiso si ay xilli ciyaareedka dambe ugu tartanto ka soo qayb galka champions league.bacwaramayaan

West Ham ayaa sidoo kale dooneyso Michy Batshuayi, Alexandre Lacazette iyo laacibka lagu magacaabo Callum Wilson .