10-ka Xiddig Ee Ugu Hadal Haynta Badan Suuqa kala Iibsiga Maanta

Waxa si toos ah u furan suuqa kala iibsiga ciyaartooyada waxa jira kooxo badan oo doonaya in ay xiddigo cusub ku soo daraan kooxohooda iyo xiddigo badan oo doonaya in ay isaga tagaan kooxohooda si ay ugu biiraan koox kale

HadabaKooxoCayar Soomaalnews ayaa idiin soo gudbinaysa  xiddigaha ugu hadal haynta badan suuqa kala iibsiga Maanta oo Axad Ah

Swirka Hoose Kaga Bogo xiddig Walba Kooxda Uu Ku biirayo Iyo Qiimaynta uu ugu biiri karo inta uu furan yahay suuqa kala iibsiga xagaagan .