MAXA LAGU XASUUSAN DOONA HOGGAAMIYAHA RUUXIGA AH EE JAMHUURIYADDA SOMALILAND ?

Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo waxay kor u qaaday, Wax soo-saarka Beeraha, Cadaalada iyo maamul daa-dejin, taageerada iyo dhiiri gelinta dhalinyarada ay ku dhiirisay inay ka qeyb qaataan siyaasada wadanka Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ku guulaysatay hirgelinta Dhismayaasha Wasaaradaha dalka oo markii hore ahaa guryo caadiya balse hada ay ka dhigtay dhismayaal iyo xafiisyo leh haykalkii dawladnimo,

Waxa Kale oo ay ku dhiiritay Bedelka Lacagta Shilinka Somaliga ee Laga isticmaalayey Goboladda bari, Bixinta Darajadda Ciidamada,Dhismaha Wadooyinka Ka baxsan Magaalooyinka gaar ahaan Wadada Ceerigaabo oo ay samayn kari waayeen dawladihiin Soo Maray Soomaaliya Iyo Soomaaliland ba.

Waxa Nasiib Daro ah in Xisbi Kasoo hor jeeday Wadada Ceerigaabo uu Maanta Magaciisa ku xardho

Rabii Cimri Dherer Iyo Caafimaad Waara haku gaadhsiiyo inta uga dhiman Noloshiisa

 

 

By Saciid Cagjar

Hargeysa Somaliland