Warbixin xiiso badan oo ku saabsan maxkamada hargaysa

Dhacdo:
Muran u dhexeeya dadka hore u imaan maxkamda iyo ganacsi ka hor furan isla kadin ka maxkamada hargaysa.

Murankani Oo inta badan ka dhasha hawenka iyo ganac satadaasi.Sida la wada ogyay qaybaha maxkamada hargaysa.Waxaa ka madnuuc ah in lala galo mobilka naqamka iyo hubka nociisa fudud.

Isla ilinka laga galo qaybkasta Oo maxkamadu leday waxaa hor fadhiya niman arjiyada ka ganacsada sarifka lacagaha iyo waliba haynta mobilada sido kale naqabada dumarku ay xidhaan.

 Murankan Ayaa mar marka qarkood dhaliya xanaaq.Kadib marka lakala garan waayo telfonada iyo sida ay ukala leyihiin dadka dhiibtay.

Halka hawenku ayana ku mur maan naqabada iyo siday ay ukala leyihiin.
Buqani ayaa mar mar ka qar kood waxaa xaliya ciidanka boliska Oo aygu goobtasi ka dheerayn.Qilafkasi ayaa soo af go ah sacado kadib sidasina xal loga gadhaà.Midka mida qoloyinka ka ganac sada haynta mobilada iyo naqabada ayaa ii sheegay inay ku xaliyaan mar marka qaar wicitanka lanbarada ay kala wataan.Sokale iyo lacagta xafidiida Oo dhan ayadu 1000 shilin Oo lacagta somaliland ah.

Qalinkii Wariye Xafsa Cayni