Baaq iyo Digniin Culus oo ku socoto Mid ka mid ah Beelaha Somaaliyeed

Baaq iyo Digniin ku socoto Mid ka mid ah Beelaha somaaliyed

Waxaa Hotelka Hayat ee magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan lagu dhagraayo xubnha beesha cabdale sabti gaar ahaan kuwa goofleyda ah waxaana ka soo qeygalay Xubno diyaasbaro isku sheeg ah iyo kuwa kale oo dadka u dhaco una oloolaleeya waxaana dhici karta in ay ku jireen qaar aan ka warqabin dhagarta ka danbeysa Shirqoolka ay maleegayaan.

Shirkaan ayaa dhaamntiis ahaa weerar dhul lagu damacsan yahay in milkiyada lahaanshiyaha dhulkooda si sharci daro ah loogala wareego wuxuuna dhulkaasi ku yaal deegaanada ay Beesha Cabdalle Sabti degto.

Kulanka oo ahaa sidii dadka Goofleyda ay Milkiyada dhulkooda ay awoowoyashood ka dhaxleen looga booby lahaa lana damacsan yaay in laga dhaco looga wareegsan lahaa iyada oo lagu beerlaxawasaanyo in laga dhisayo dugsiyo warbarasho ceelal biyood iyo xarumo caafimaad si gooflayasha hunguri looga soo rido ka dibna la yirah geedkaad gaarto mitro ka guro .

Kulanka ayaa ahaa mid lagu marin habaabinayo indha calamka loona sheegay in ay dhawaan hirgalainaya mashaariic horumarineyd balse kuma jirin cid iyadu dhul ay dhiibto leh .

Beeshu iskuma raacin in ay marjac loo noqdo u noqdaan 15 shaqsi oo ay liis ku soo saareen waana kuwo ku sifoobay isku dirka iyo iska horkeenka Xubnaha Beeshqa ku abtirsada una ololeeya shaqsi ku sifoobay dhaca hantida beesha Murusade Guud ahaan gaar ahaana Beesha cabdalle sabti oo ka mid ah beelweynta Murusade karanle.

shirkuna waxuu ahaa mid aan loo dhameyn oo si dhabar ka taabsho loo soo xulayey xubnaha shirka ka qeybgalay.

Intii shirku sheego uu socday ayaa khilaaf soo kala dhexgalay waxayna ku sigteen in ay isgacan qaadaan xorey baare oo diiday nabadoonimada Cali Geel ka dibna qaar ka mid ah haweenkii madasha fadhiyey ayaa la kala saftay .

Qaar ka mid ah ka qeybgalayaashii ama kuwii goofleyda ahaa ayaa  ogaaday in goobta uu ka socdo isgaadgaad ayaa shirka isaga baxay waxayna balan ku qadeen in aysan mar danbe ka qeybgaleen shir ay soo abaabulaan dad noocaan oo kale tuko canbaar leh ka ah tolka dhaxdiisan.

Digniin iyo baaq

Waxaan uga diyagaa dadka leh dhulalka in ay dhulkooda iska bixin hadii ay bixiyaana dhulkoodu muran gali doono sidii dhulkiisa muranka looga galiyey Muuse Maxamuud Jiisow oo heshiiskii ku soo warejinta dhulkiisa xubnahaani uga baxeen ilaa iyo hadana muran badan uu ka taagan yahay gaartayna heer maxkamadeed ka dib markii la wayey oday dhaqameyd arinta xal ka gaara.

Hadaba ha ku quusqaataano goofleyda loo soo tafa xeytay ee la doonayo in dhulkooda laga dhaxal wareejiyo .

Waxaan ugu baaqayaa shaqsiyaadka hor boodaya arinkaan in ay ka waantowdo xirfad kalana ay la yimaadaan iska daayaan dhaca ay u geysanayaan walaalahooda iyaga oo ku soo jiidanayo in ay wanaag sameynayaan .

Sidoo kale jaaliyaha dalka dibadiisa jooga ayaan ugu baaqayaa in aysan hantidooda ku aaminin in dhul kooda loo harmarinayo balse la doonayo in la dhaco sidii horey u dhacday.

Cidii shaki kaga jira arinkaan ha igala soo xiriirto 00252615576666

Muuse maxamuud Jiisow

Wa biolaahi Tawfiiq