Hambalyo Meher Wacan MUKHTAAR AXMED CABDI IYO IKRAAN CABDI NUUR,Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeysa

Hambalyo Meher Wacan MUKHTAAR AXMED CABDI IYO IKRAAN CABDI NUUR,Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeysa

 

 

Meherka 

MUKHTAAR AXMED CABDI

IYO

                                    IKRAAN CABDI NUUR,

wedding27 wedding27

Hooyo Waris Cismaan Cabdi (SHIBIIN),Xamse Axmed Cabdi,Abshir Axmed Cabdi,Cabdirisaaq Axmed Cabdi (DALMAR),Warsame Axmed Cabdi,Ayaan Axmed Cabdi,Xamda Axmed Ibraahim,Aamina Axmed Ibraahim,

Dhammaan dadkaasi Waxay hambalyo meher wacan u dirayaan Meherka 1

MUKHTAAR AXMED CABDI oo jooga dalka Croatia ee waddamada Yurub IYO IKRAAN CABDI NUUR,oo joogta caasimadda Somaliland eee magaalada Hargeysa

oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeyesa, taariikhdu markii ay ahayd 11-08-2016

Waxaana ay Illaahay uga barayaya in uu ilaahay ka dhigo reerkii lagunastee lagu nagaadeee

Aqal galkoodana ku gaadha farxad iyo wanaag.

2wedding27

 

4

2