Madaxwayne Siilaanyo Hiilkii Dhalinyarada Oo La Helay, Halyey Hogaamiye Hufan Halgamaa Sare

http://bandhige.com/wp-content/uploads/2016/02/
Waxaan  hanbalyaynayaa madaxwayne  Axmed  Maxamed  Maxamuud Silanyo   Magacaabistii ugu danbaysay  oo sibaaxadleh  misaanka usaaray dhalinyarada  waana arin  aad  loola Mamsuuday Madaxwayne  waad asiibtay  waanad ka dhabaysay hadalkaa gii wakhtigii aad ololaha ku jirtay   waana  arin dhalinyarada dhiiragalin farxad  hididiilo galiyay  Mudane Madaxwayne  waanu kaaga mahadnaqaynaa  dhalinyaro ahaa  dhalinyarada  lamagacaabayna  waxaanu leenahay qaranka  shaqadiisa siwacan uguta  oo yaanay wax dhalila ka iman ilahay ha idinku asturo xilka aad qaranka u qadeen  madaxwayne silanyo hogaamiye noqday hiilkii dhalinyarada oo la helay  hufnaanta hogaamiye Axmed Maxamed Maxamuud Silanyo halyey usoo halgamay dalkan Marxalado kala duwan kala soo dabaashay  Muj  Axmed Silanyo wuxuu jar iyo buuro  uga soo dhacay  hiilkii qarankan  so badbaadintii Jamhuuriyada Somaliland, ee galbatay lixdankii geesigii  soo celiyay,  waxaa uu usoo jilib dhigay xalado qadhaadh iyo waliba duruufo adag oo soo maray dalkan, waana hogaamiyaha  manta  waaxa hogaaminaya ragii hoyga ula noqday darted, dhaxanta,dhirta hoosteed,waxaana dhisi kara dhiirane  hore dhidibada ugu soo  tagay, dhabtii dhabada toosan buu kuriday  qaranka, waa ka ilaaliye dheeliga iyo kuwa ku dheeldheela dhuuni qaate, waa lama huraan qaran, aan laalabadka, labaclabacda uurku taalaynta aqoon, beegshashada guusha qaran geesi gaamuray,(Cabdi Qays)ayaa yidhi Ninka ragihi  Maseermoo Suuradii Maguurtoo, Carabkiisa Sare iyo Calooshii Isma Seegtoo, hadba Siduu jeediyo Kama Weecdo Surinkoo, waa xaaqiiq waana  marag madoon  hormarka iyo guulaha Isdaba jooga ah  waana hogaamiye ka midho dhaliyay balan qadyadiisii ku wajahnayd qarankan      kama baydhbaydho arin ama qadiyad uu wado ilaa uu ka midho dhaliyo,,haday noqoto halgankii,waxaa uu ahaa ragii guntiga giijistay,haday noqoto hada  dhaqaalah dhismaha wadanka arimaha dibadda  qadiyadda qaran  ,waxaana warankani ku talabsaday  guulo baaxado leh Mudadii Madaxwayne Axmed Silanyo majaraha u qabtay qaranka Jamuhuuriyada Somaliland hogaamiye  ahna bare sare oo lagu majiirtay hogaan hufan  waayo aragnimo xeeldheer ku dheehantahay   hormarsan , hogaamiye ku dayasho Mudan Somaliland waxay manta  maraysaa  meel ay lajaan qado wadamadii lixdankii helay xoriyadooda  waxayna heshay siyaasi jiikaroo jangtlemana guusha Somaliland

W/Q Hassan Mohamed Muse Gafadhi

Tel:0634135119