Dacwada U Dhaxeysa Xisbiga Ucid Waa Arin Siyaasada Axsaabta Somaliland Wax Badan Ka B Adali Doonta

Marka a ynu ka nimaadno rajo xumada dadku ka qaban axsaabta QARANKA somaliland oo aad moodo mid ku dhisan

shakhsiyaad is cugtay indhahoodunaa ku Jeedan in ay mar uun ay Qabtaan MADAXWEYNE wasiir agaasime iwl ood moodo sababta ay xilka u qabanayaana aduun urursi iyo daneysi shakhsiyadeed,taasina WAXAY meesha ka saartey himiladii fogeyd ee uu qaarankani hiigsanayey,Haday noqoto magacdoon oo ah ninkasi taariikh ayuu ka Tegey,am a wadani nimo oo ninkaasi wadankiisa arinkaas ayuu u qabtey, ama mid uu ilaahey kaga baqayo.

Hadaba,dacwadan xisbiga ucid waxaa ku xidhan rajo badan oo hadii cadaalad u dhacdo,isbadal badan oo horumar iyo hiigsi fog ku dhisan rajadiina dadkan reer somaliland u soo celinaya,marka aad dadka la hadleyso afka oo kaliya lalama hadlo ee qalbiga ayaa lagala hadlaa,hadalkaas ayaaa dadka galeya,waxaan hubaaa hadii Jamal cali xusen iyo MADAXWEYNE ku xigeen gobalada bari wabiba ka doo jeeda iskuna fikrad y ihiin madaweynaha waxaan hubaa in uu dalkani wax badan iska badalayaan,wajiyada cusub we daacada ahi wax badan ayey inaga badayaan, dad badani waxay moodayaan in qabyaalad la isku doorto,la kiin maaha ta la isku doortaa qabyaalad ee wanaaga ayaa la isku doortaa,ilaahey ayaaa la jira sidass ayaanu qofku MADAXWEYNE ku noqdaa.

Allaah mahad leh

Abdirisak hoosh

Abdirisaqhoosh @gmail. Com

Hargeisa