Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddnai Oo Dhanbal Hamblyo U Diryaa Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani.

ANIGA OO KU HADLAAYA MAGACYIGA BASHE  ELMI IYO KAN GUDDIDA IYO KA TAAGEERAYASHA XISBIGA WADDIAN EE WEST KANADA.WAXAN HAMBALYAA SIDA WANAAGSAN EE UU DIRAYAA GOLAHA DHEXE EE XISBIGA WADDANI MAANTA.

Waxa Kale Oo  Hambalyo U Dirayaa  Labada Didlumaasl Ee Musharaxa Madaxweyne IYO KU XIGEENKA XISBIGA WADDANI EE LO DOORATY MAANTA.

WAXAN ILAAHAY KA BARYAYAA IN XILKAN U FUDUDEEYO.

GUUL XISBIGA WADDANI  IYO SOMALILAND OO DHAN.

GUDOOMIYAHA WESTERN CANADA EE XISBIGA WADDANI

BASHE  ELMI.