Doon Siday Muslimiinta Rohinga Oo Ku Gadoontay Bangaledesh

Ugu yaraan 60 ruux oo musliinta Rohingaha ah ayaa la la yahay halka ay jaan iyo cirib ay dhigeyn kadib markii ay gadoontay doontii ay raanaayeen oo kusii jeedey Bangaladesh.

Musliimya laga tirade badanyahay ee Myanmar ayaa inta badan u qaxa dhankaa iyo bangaladesh oo ay miciin bideyn kadib markii ay cadaadis iyo cunsuriyad heerkeedi sareeyo ay kala kulmeyn Dowladda Myanmar.

Sida ay sheegeyn Saraakiil u hadlay Qaramada Midoobe dadkaan la la yahay ee doontii ay saarnaayeen ay la gadoontay ayaa u badan caruur iyo ciroolo taasi oo sii xoojinaysaa shakiga laga qabo in ay dhamaantood geeriyoodeyn.