XAFIISKA IMTIXAANAADKA QARANKA OO KU DHAWAAQAY IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE SOMALILAND

Hargeisa ( Soomaal News ): Gudida imtixaanaadka qaranka Somaliland ayaa maanta oo ah 15.September.2018, Sabti, Shaaciyay kuna dhawaaqay imtixaankii shahaadiga ahaa ee jamhuuriyada Somaliland ee fasalada 4aad ee dugsiyada sare iyo 8aad ee dugsiga dhexe sanad dugsiyeedka 2017/2018.

Imtixaanka waxa ku dhawaaqay gudoomiyaha mudada dheer ee DA’UUD AXMED FAARAX

Related image

Halkan haga boqo gudoomiyaha oo imtixaanka ku dhawaaqaya,

iyo sidii loo kala sareeyey