Akhriso: 4 Qodob Oo Kaa Caawinaya Inaad Dunuubta Iska Ilaaliso

Afartan qodob hadaad samayso dunuubtaadu way yaraanaysaa, waanad ka badbaadi kartaa Inshaa Allaah:

1. Baro oo cilmi u yeelo, wixii dambi ah iyo waxaan ahayn.
2. Go’aan ka gaadh oo gooso inaanad samayn danbi
3. Illaahay isku xidh oo talo saaro
4. Is mashquuli oo iska ilaali inaad wakhti badan oo firaaqo ah aad yeelato.

Bal 4taas qodob fuli deetana mudo markaad joogto istijaabi inay wax kaa badaleen.

Waa hubaal idamka Alle inay xal kuu noqon doonto.

Alla ha inagu anfaco.

Fadlan ha kala baqaylin ee la wadaag khayrka muslimiinta.