TACSI TIIRAANYO LEH

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Dhamaan hawl wadeenada shabakada caalamiga ahee Soomaalnews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo ehelkii ay ka baxday marxuumad SHAMIS CIGAAL CARAALE WARSAME oo ku geeriyootay magaalada HARGEISA maanta oo ay bishj tahay 30.March.2019, Sabti.

Waxaan si gaara uga tacsiyadaynaynaa dhamaan reer CIGAAL CARAALE.

Illaahay ha u naxariisto marxuumada…

 

Amiin Amiin Amiin