BUSHAARO: TAWFIIQ ONLINE ACADEMY

       ●●●📚🖊●BUSHAARO…….BUSHAARO…..BUSHAARO●●📚🖊●● 📚🖊

Waxa loogu bushaaraynayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed ee daafaha dunida ku kala nool misana jecel in caruurtooda iyo iyaguba ay bartaan xifdinka Qur’aanka Kariimka ah iyo daraasaadka kalee shareecada islaamkaba in loo aasaasay machad cusub oo la yidhaa TAWFIIQ ONLINE ACADEMY kaasoo kuu sahlaya in adoo gurigaaga jooga adiga iyo caruurtaaduba aad ku heli kartaan xiisado online ah. 

Hadaba hooyo iyo aabe ha moogaanina barnaamijkan qiimaha badan ee uu idiin diyaariyay Machadkan TAWFIIQ ugana faa’idee ubadkaagu intay yaryihiin hadalka ilaahay ha xifdiyaane. Adna ka faa’idayso wakhtiga oo baro diinta illaahay adoo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga oo aanuu wakhti iyo masaafo dheeroo aad socotaa aanuu kaa bixin.

Machadka hada waxa kuugu diyaara maadooyinka hoos ku xusan:

■ QUR’AAN

■ CAQIIDO

■ SIIRO

■ HIGAAD

Waxaana Kuugu Diyaara Macalimiinta Ay Ka Midka Yihiin:

 Cabdisalaan Sacad Siciid

 Xamse Maxamed Maaweel

Wixii faah-faahin dheeraad ah kala xiriir ciwaanada iyo numberada hoos ku qoran:

☎ Mobile: +252 63 4442402

☎ Mobile: +252 63 4478712

📧 E-mail: Ustaad.tawfiiq@gmail.com

Skype ID: Tawfiiq.academy

 

Wa Bilaahi Towfiiq!