Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Gudida Heer Qaran Ee Wada Hadalada Somaliland & Somalia

 

Madaxweyne Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Guddiga Dhab u heshiisiinta iyo Wada Hadalada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, waxaana xubnaha la magacaabay u taagan yihiin habka awood qeybsiga ay uga soo wada jeedaan Gobolada dalka.

Xubnaha guddiga ayaa kala ah

1-Xil. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, Guddoomiyaha guddiga.
2-Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) Guddoomiye kuxigeen.
3-Dr. Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi (Baadiyow)
4- Dr Cali Siciid Fiqi
5-S/G: Axmed Jaamac Muuse
6-Xil. Cali Axmed Jaamac (Jangeli