Akhriso Magacyada iyo Beelaha ay Kasoo Jeedaan Gudida uu magacaabay Farmaajo

 

MA SOMALILAND AYAAA WADA HADLAYSA MISE SOOMALIYA IYO SOMALILAND.++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
qolooyinka ay ka soo jeeda ergada wadahadalada somaliya iyo somaliland ee farmaajo uu magacaabay.
1. sarreeye guuto Ahmed Jaamac Muuse
isaaq/Habar jeclo
2. xildhibaan. Cali Axmed Jaamac (jangeli)
darood/warsangali.
3. Dr.Cali Siciid Fiqi
Raxan weyn.
4. DR.C/rahmaan macalin Cabdilaahi (baadiyow)
hawiye /Abgaal
5. Cabdiraxman Cabdi. Xuseeen (guulwade)
shiikhal
6. xildhibaan cabdilaahi sheikh ismail
Dir/Biyo maal.

waxaa inoo cad dad degaan ahaan ka soo jeeda beelaha dega somaliland inay ku jirraan gudida wada hadalada
sidaa darteedna waxaa halka inooga cad in farmaajo aanu doonayn inay hirgalaan wada hadalada .
waxaan madaxweynaha somaliland iyo golayaasha arrintani qosayso ku boorin lahaa inanay ka qayb galin wada hadalada gudida noocaasi gadh wadeenka ka yihiin ilaaa inta gudida laga saaarayo xubnaha somaliland ka soo jeeda sababto ah labada dal ee wada hadlayaa waa jamuuriyadi somaliland oo uu guumaysan jirray ingiriisku iyo somaliya oo uu guumaysan jirray talyaanigu gudida labada dhinac matalaysaana waa inay ahaadan dad isla labadaa degaan u dhashay. ilayn somaliland wada hadli mayso ee laba wadan ayaa wada hadlaaye.