AL-IXSAAN ONLINE

Machadka Al-ixsaan Online Wuxuu Kuugu Bushaaraynayaa inuu kuu diyaariyay barnaamij aad si online ku baranaysid Qur’aaanka kariimka ah iyo culuumtiisaba.

 

Hadaba ku baro qur’aanka iyo culuumtiisa Skype ama WhatsApp si Online ah adoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.

Wixii faah-faahin ah kala xidhiidh: +252 63 4068702