WAR XASAASIYA: MAAMULKA PUNTLAND OO XIRAY XAFIISKA DOORASHOOYINKA SOOMAALIYA KU LAHAA GAROOWE

Image result for puntland garowe

Garoowe(Soomaal News): Dawlada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa xirtay Xafiiska Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka ee ku yaalay Garoowe, sidoo kale waxa la faray dhamaan masuuliyiinta heer Degmo iyo heer Gobol in aan wax howl ah oo la xiriira Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka laga qaban karin degmooyinka iyo gobolada Puntland.

No photo description available.